Mr Sharafdin
@sharafdin
technology
3subscribers
0courses
0lessons
2insights
Full access
$0.00/mo
About
Blah Blah Blah..!
Structured Learning
Organized courses with clear progression
Full Access
One subscription, all courses included
New Content
Regular updates and new lessons

Web Developer (Junior / Practical)
Sidaan Fudud U Baro 𝗖𝗦𝗦
Waxaan ku jirnaa xilli 𝗳𝗿𝗮𝗺𝗲𝘄𝗼𝗿𝗸𝘀, 𝗨𝗜 𝗹𝗶𝗯𝗿𝗮𝗿𝗶𝗲𝘀, iyo 𝗔𝗜 ay si buuxda u beddeleen Frontend Development-kii hore. Frameworks-ka sida 𝗧𝗮𝗶𝗹𝘄𝗶𝗻𝗱, 𝗦𝗵𝗮𝗱𝗰𝗻, 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗨𝗜 ayaa qabta inta badan shaqadii design-ka, waliba iyadoo AI ay qoreyso oo diyaarineyso components.

Web Developer (Junior / Practical)
Sidaan Fudud U Baro 𝗝𝗮𝘃𝗮𝗦𝗰𝗿𝗶𝗽𝘁
Arday badan ayaa 4 bilood ama ka badan ku bixiya barashada Syntax-ka oo kaliya, iyagoon weli dareemin inay wax dhisi karaan. Laakiin sirta guusha ee 2026 (AI Era) ma ahan inaad wax walba barato, ee waa inaad barato 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮.
Ready to start learning?
Get full access to all content from Mr Sharafdin — 2 insights.