
Subscribers
Web Developer (Junior / Practical)
Sidaan Fudud U Baro ๐๐ฆ๐ฆ
Waxaan ku jirnaa xilli ๐ณ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ผ๐ฟ๐ธ๐, ๐จ๐ ๐น๐ถ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ฒ๐, iyo ๐๐ ay si buuxda u beddeleen Frontend Development-kii hore. Frameworks-ka sida ๐ง๐ฎ๐ถ๐น๐๐ถ๐ป๐ฑ, ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฐ๐ป, ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐จ๐ ayaa qabta inta badan shaqadii design-ka, waliba iyadoo AI ay qoreyso oo diyaarineyso components.
MMr Sharafdin

Subscribers
Web Developer (Junior / Practical)
Sidaan Fudud U Baro ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฆ๐ฐ๐ฟ๐ถ๐ฝ๐
Arday badan ayaa 4 bilood ama ka badan ku bixiya barashada Syntax-ka oo kaliya, iyagoon weli dareemin inay wax dhisi karaan. Laakiin sirta guusha ee 2026 (AI Era) ma ahan inaad wax walba barato, ee waa inaad barato ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐๐ฎ.
MMr Sharafdin